Course Kan waxaad ku baraneysaa Dhamaan Qaybaha Computer-ka Aasigasiga ah, waxa dhigan kara Ardeyga Hada bilaabay computer-ka iyo Ardeyga Raba inuu Muraajaco Ku sameeyo Computer-ka.
Qaybaha Course-ka aad ku dhigan doontid waxa ka mida
Ms winddows, Ms word, Ms Excel, Ms Access, Ms Powerpoint.. and more..