Quickbooks desktop waa system xisaabeed ka loogu isticmaalka badan yahay aduunka oo dhan, waa system xisaabeed dhamaystiran kaas ay isticmaali karaan shirkadaha yar yar , shirkada dhexe iyo shirkadaha waawaynba.
Course Quickbooks desktop waxaad ku baran doonta asaaska Quickbooks sida: Sidaa loo sameeyo company file ilaa aad ka gaadhi doonto heer advance ah.
22-Aug-2023
23-Mar-2023
Maasha Allah Aad iyo aad Uga Fa'ideystey Faatix Academy waa Madal si wacan ardeyga loogu hagar baxaayo.